Madaxweynaha Puntland Dr. Gaas oo xariga ka jaray suuq weyn oo laga dhisey Gaalkacyo
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo Arbaca ah xarigga ka jaray suuq weyn oo laga hirgeliyey Xero dayax magaalada Gaalkacyo suuqaas oo ka kooban 17d hisme oo isu jira kow iyo toban bakhaar oo waaweyn oo midkiiba ku fadhiyo 8X10-mitir ,iyo lix hool ama firsho oo waaweyn kana kooban 15X24-mitir kuwaas […]
Madaxweynaha Puntland Dr. Gaas oo xariga ka jaray suuq weyn oo laga dhisey Gaalkacyo Read More ยป