Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane Cabdulqaadir Geylan oo Booqday qaar ka mid ah Dhaawacyada Beelihii Ood wadaagta ahaa ee Dirirtu ku dhexmartay Gobolka Mudug.
Galdogob, 29-06-2024:Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane Cabdulqaadir Geylan oo Booqday qaar ka mid ah Dhaawacyada Beelihii Ood wadaagta ahaa ee Dirirtu ku dhexmartay Gobolka Mudug.Booqasgadan waxaa wasiir ku xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud ku weheliyey Xildhibaano ka tirsan Dowladda Puntland, Wasiiro Maamulka Gobolka, kan Degmada iyo Masuuliyiin kale, waxaana ay […]






