Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Faarax Cawad oo ka qayb galay Xaflad lagu daahfuraayey Daraasadda Biyaha looga saarayo Magaaladda Garoowe.
Garowe: 30-April-2024: Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane Farah Awad oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda ayaa ka qayb galay Xaflad lagu daahfuraayey Daraasadda Biyaha looga saarayo Magaalada Garoowe. Munaasabadaan ayaa diirada lagu saarayey daraasaddan la doonayo in lagu ogaado xalka u helista sidii Magaalada looga saari lahaa Biyaha, waxaan ka […]






