July 2026

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta xarigga ka jaray dhismayaasha cusub ee Xafiiska Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Puntland W/Maaliyadda.

Xarunta cusub ee Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Puntland ayaa ah dhisme ka kooban saddex dabaq, waxaana markii ugu horreysay tan iyo aasaaskii Dowladda Puntland sanadkii 1998 ay Xisaabaadka Guud yeelanayaan xarun u gaar ah oo casri ah. Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa xarigga ka jaray Xarunta Dhexe ee Wasaaradda Maaliyadda oo lagu sameeyey dib-u-dhis ballaaran, laguna […]

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta xarigga ka jaray dhismayaasha cusub ee Xafiiska Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Puntland W/Maaliyadda. Read More »

Mamnuucida Gawaaridda jida shalmadaha iyo kuwa isticmala indhaha laysarka ah.

Wasaaraddaha Howlaha guud gaadiidka iyo guriyeynta DPL iyo Wasaaradda Amniga iyo DDR DPL iyaga oo Fulinaya dhaqan galinta Shirka Golaha Wasiiradda Dowladda Puntland waxay Amaro kasoo saareen Gadiidka Dhibateeya Wadooyinka Waana sidatan. DHAMMAAD- XAFIISKA WARFAAFINTA WASAARADDA HOWLAHA GUUD GAADIIDKA IYO GURIYEYNTA DOWLADDA PUNTLAND.

Mamnuucida Gawaaridda jida shalmadaha iyo kuwa isticmala indhaha laysarka ah. Read More »

Boardka Hay’adda Waddooyinka Puntland (PHA) ayaa yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, kaas oo diiradda lagu saaray waxqabadkii la qabtay lixdii bilood ee la soo dhaafay iyo guulaha laga gaaray macarid hirgalay.

Kulanka waxaa sidoo kale lagu falanqeeyey qorshayaasha socda iyo habka ugu habboon ee lagu xaqiijin karo hirgelintooda, si loo dardargeliyo horumarka kaabeyaasha waddooyinka. Intii uu kulanku socday, waxaa si gaar ah looga dooday dhismaha jidka weyn ee isku xira Gaalkacyo iyo Boosaaso, gaar ahaan mashruuca dayactirka jidka Gaalkacyo–Bacaadwey. Waxaa lagu qiimeeyey halka uu marayo mashruucu,

Boardka Hay’adda Waddooyinka Puntland (PHA) ayaa yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, kaas oo diiradda lagu saaray waxqabadkii la qabtay lixdii bilood ee la soo dhaafay iyo guulaha laga gaaray macarid hirgalay. Read More »

Daahfurka qandaraasyada Mashruuca Dhismaha Beerta Caasimadda Garoowe.

Mashruucan waxaa hirgelinaysa Dowladd Puntland Gaar ahaan wasaaraddaha laleh wadashaqaynta iyo qiimeynta Mashruuca, waxaana fududeynaya Sinaan Programme ee DT Global, iyadoo uu maalgelinayo Xafiiska Arrimaha Dibadda, Barwaaqo-sooranka iyo Horumarinta ee Boqortooyada Ingiriiska (FCDO). Furitaanka qandaraasyadu wuxuu u dhacay si hufan oo waafaqsan habraacyada qandaraas furista, iyadoo la sheegay in tartanku yahay mid daah furan oo

Daahfurka qandaraasyada Mashruuca Dhismaha Beerta Caasimadda Garoowe. Read More »