Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud oo shirar muhiim ah kula qaatay magaalada Nairobi Qaybo Kamida Madaxda Hayaddaha Kaladuwan ee Qaramada midoobay Gaar ahaan Hay’adda UN-Habitat.
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland , Mudane Farah Awad ayaa Magaaladda Nairobi kulan miro-dhal ah kula yeeshay madaxda sare ee Hay’adda UN-Habitat ee Soomaaliya. Kulanka ayaa ka dhacay Xarunta Dhexe ee Qaramada Midoobay ee ku taalla magaalada Nairobi. Wasiirka waxaa kulanka ku weheliyey Duqa Magaalada Boosaaso Mudane Cabdiraxmaan Cabdullaahi, iyo Eng Abdifatah […]



