Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud Puntland Mudane Cabdulqaadir Shiikh Maxamuud ayaa hoolka Wasaaradda Hawlaha guud kulan kula qaatay Injineeradda gacanta ku haya naqshada Biyo ka saarista Magaalada Gaalkacoyo.
Garowe, 07-09-2024: Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane Cabdulqaadir Shiikh Maxamuud ayaa hoolka Wasaaradda Hawlaha guud kulan kula qaatay Injineeradda gacanta ku haya naqshada Biyo ka saarista Magaalada Gaalkacoyo. Kulan kaan oo ay hormuud u ahaayeen Injineeradda Wasaaradda Hawlaha Guud aya waxaa qayb ka ahaa Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland, shirkadda […]


