KULANKA HAYDAHA QARAMADA MIDOOBAY EE MASHRUUCA SAAMAYNTA.

Garoowe: 06-Aug-2026: Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud Gaadiidka iyo Guriyeynta ee Dowladda Puntland Mudane #H.E Faarax Cawad Jaamac oo uu waheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane #AbdulkadirshiikhMohamoud iyo Madaxda kale ee wasaaradda ayaa kulan la qaatay wafdiga ka socda hay’adaha IOM, UNDP iyo UNHABITAT oo qeyb ka ah fulinta Mashruuca Saamaynta wajigiisa 2-aad. Kulanka waxaa lagu […]

KULANKA HAYDAHA QARAMADA MIDOOBAY EE MASHRUUCA SAAMAYNTA. Read More ยป