Wasiirka wasaarada Hawlaha Guud, Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane Faraax Cawad Jaamac oo kulan la qatay Masuuliyiin ka socday Dowladda Hoose ee Degmada Garowe.

Garowe, 29-05-2024: Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane H.E Farah Awad Jama oo kulan la qatay Masuuliyiin ka socday Dowladda Hoose ee Degmada Garowe. Kulankaan waxaa wasiirka ku weheliyeen Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Cabdulqaadir Geylan, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cabdulqaadir Shiikh Maxamuud, Agaasimaha Waaxda Qorshaynta Cabdimaalik Cismaan iyo Injineero ka tirsan Wasaaradda […]

Wasiirka wasaarada Hawlaha Guud, Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane Faraax Cawad Jaamac oo kulan la qatay Masuuliyiin ka socday Dowladda Hoose ee Degmada Garowe. Read More »