June 2026

MADAXWEYNAHA DOWLADDA PUNTLAND SAID ABDULLAHI DENI OO XARIGA KA JARAY WADADA WADNAHA EE GAROOWE IYO DHISMAHA BARXADA AHUN. GEN. QALYARE .

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni,oo uu waheliyo gudoomiyaha gobolka iyo wasiiru dowlaha Wasaaradda Howlaha guud gaadiidka iyo guriyeyenta DPL . ayaa galabta xariga ka jaray Wadada Wadnaha ee caasimada Garoowe oo si casri ah loo dhisay iyo dhismaha casriga ah ee Barxada Garoowe oo iyana loogu magac daray AHUN Gen. Qalyare oo ka

MADAXWEYNAHA DOWLADDA PUNTLAND SAID ABDULLAHI DENI OO XARIGA KA JARAY WADADA WADNAHA EE GAROOWE IYO DHISMAHA BARXADA AHUN. GEN. QALYARE . Read More »

WASAARADDA HOWLAHA GUUD GAADIIDKA IYO GURIYEYNTA DOWLADDA PUNTLAND OO QABAGASHAY KULANKA ISKU-XIRKA WASAARADAHA EE BARNAAMIJKA SINAAN.

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Puntland Yusuf Ahmed Mohamud (Barre Faatax) oo uu weheliyaan Madaxda Wasaaradda Qaybta Ka ah Mashruuca Sinaan ayaa shir-guddoomiyey kulanka sare ee Isku-xirka Wasaaradaha (High-Level Inter-Ministerial Coordination Meeting) ee Barnaamijka SINAAN, kaas oo ay ka soo qaybgaleen Wasiirrada Wasaaradaha Arrimaha Gudaha, Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada,

WASAARADDA HOWLAHA GUUD GAADIIDKA IYO GURIYEYNTA DOWLADDA PUNTLAND OO QABAGASHAY KULANKA ISKU-XIRKA WASAARADAHA EE BARNAAMIJKA SINAAN. Read More »

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Howlaha Guud Gaadiidka iyo Guriyeynta DPL Mudane Abdulqadir Gaylan oo Hoggaaminaya Wafdi Wasiiro iyo Xildhibaanno ah oo Xariga Kajaray Labo ceelbiyood Sidoo Kalena Dhagax dhigay Xarumo Bulsho Degmada Buursalax ee Gobolka Mudug.

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Howlaha Guud Gaadiidka Iyo Guriyeynta Dpl iyo wasiir Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Howlaha Guud Gaadiidka Iyo Guriyeynta Dpl iyo wasiir kuxigeenka amniga iyo DDR-ta Dowladda Puntland, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Dujaana, iyo wafdi ay ka mid ahaayeen wasiiro iyo xildhibaanno ka tirsan Dowladda Puntland oo gaaray Degmadda buursalax ayaa xariga kajaray Labo Ceel biyood

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Howlaha Guud Gaadiidka iyo Guriyeynta DPL Mudane Abdulqadir Gaylan oo Hoggaaminaya Wafdi Wasiiro iyo Xildhibaanno ah oo Xariga Kajaray Labo ceelbiyood Sidoo Kalena Dhagax dhigay Xarumo Bulsho Degmada Buursalax ee Gobolka Mudug. Read More »

Waxaa labilaabay laamiga gudaha Magaalada badhan oo cabirkiisu yahay 5KM

Gudaha magaalada badhan waxaa laga bilaabay Laamisaarka labadda Seed ee gudaha magaaldda badhan. Waxaa guulaystay Dadaaladii uu kubixiyey Madaxweynaha dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni Hirgalinta Laamiga dheer iskuxira gobolka Sanaag Ee ceeldaahir-Ceerigabo. RAJO IN BADAN AY SHACABKA GOBOLKA SANAAAG AY SUGAYEEN AYAA HIRGASHAY

Waxaa labilaabay laamiga gudaha Magaalada badhan oo cabirkiisu yahay 5KM Read More »