WASIIRKA WASAARADDA HAWLAHA GUUD,GAADIIDKA IYO GURYAYNTA OO XARIGA KA JARAY GURYO CASRIYA OO CAASIMADA GAROWE LAGA HIRGELIYEY
Waiirka wasaaradda Hawlaha Guud ,Gadiidka iyo Guryaynta Puntland Cabdirashiid Maxamed Xirsi oo xariga ka jaray guryahan cusub oo lagu magacaabo River site Villas ayaa uga mahadnaqay Engineer Saciid Shalmaan maalgelinta muuqata ee uu ku sameeyey Dalkiisa Hooyo, wuxuuna Wasiirku sheegay inuu Eng Shalmaan taariikhda Puntland baal-dahaba ka galay, isagoo dhanka kalena Muwaadiniinta Soomaaliyeed ugu baaqay […]

