admin

KULANKA HAYDAHA QARAMADA MIDOOBAY EE MASHRUUCA SAAMAYNTA.

Garoowe: 06-Aug-2026: Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud Gaadiidka iyo Guriyeynta ee Dowladda Puntland Mudane #H.E Faarax Cawad Jaamac oo uu waheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane #AbdulkadirshiikhMohamoud iyo Madaxda kale ee wasaaradda ayaa kulan la qaatay wafdiga ka socda hay’adaha IOM, UNDP iyo UNHABITAT oo qeyb ka ah fulinta Mashruuca Saamaynta wajigiisa 2-aad. Kulanka waxaa lagu […]

KULANKA HAYDAHA QARAMADA MIDOOBAY EE MASHRUUCA SAAMAYNTA. Read More »

Badhan: Daahfurka wajiga Kowaad ee furida wadooyinka Iyo Naqshadaynta Degmadda Badhan.

Agaasimaha guud ee wasaaradda Howlaha guud gaadiidka iyo Guriyeynta Dawladda Puntland mudne Abdulkadir sheikh mohamoud ayaa maanta magaaladda “Magaalada Badhan Ee Gobolka Sanaag Ka Daahfurayey Wajiga 1AAD Ee Furidda Wadooyinka iyo Nashqadaynta Degmada Badhan, Waxaana iska kaashanaya Dowladda hoose Ee Degmada badhan,Hay’adda Kaalo, wasaradda rimaha gudaha iyo bulshada Degmada badhan. Waxaana furitaanka Kulanka qayb ka

Badhan: Daahfurka wajiga Kowaad ee furida wadooyinka Iyo Naqshadaynta Degmadda Badhan. Read More »

RE-ADVERTISEMENT-TERMSOFREFERENCEFORADMINISTRATIONOFFICER/PROJECTASSISTANT – (LOCAL)

PUNTLAND STATE OF SOMALIA MINISTRY OF PUBLIC WORKS, HOUSING & TRANSPORT (MoPWH&T) TERMS OF REFERENCE FOR ADMINISTRATION OFFICER/PROJECT ASSISTANT – (LOCAL) (PROJECT: ROAD INFRASTRUCTURE PROGRAMME SOMALIA) The Federal Government of Somalia (hereinafter called Grant Recipient) has applied for financing from the African Development Bank (AfDB) and the European Union toward the cost of the Road

RE-ADVERTISEMENT-TERMSOFREFERENCEFORADMINISTRATIONOFFICER/PROJECTASSISTANT – (LOCAL) Read More »

RE-ADVERTISEMENT\ TERMS OF REFERENCE FOR HIGHWAY/INFRASTRUCTURE ENGINEER – (LOCAL)

(PROJECT: ROAD INFRASTRUCTURE PROGRAMME SOMALIA) 1. Project Background The Federal Government of Somalia (hereinafter called Grant Recipient) has applied for financing from the African Development Bank (AfDB) and the European Union toward the cost of the Road Infrastructure Programme Somalia, and intends to apply a portion of the proceeds of the grant to eligible payments

RE-ADVERTISEMENT\ TERMS OF REFERENCE FOR HIGHWAY/INFRASTRUCTURE ENGINEER – (LOCAL) Read More »

RE-ADVERTISEMENT/ TERMS OF REFERENCE FOR TECHNICAL OFFICER/CLERK OF WORKS – (LOCAL)

1. Project Background The Federal Government of Somalia (hereinafter called Grant Recipient) has applied for financing from the African Development Bank (AfDB) and the European Union toward the cost of the Road Infrastructure Programme Somalia, and intends to apply a portion of the proceeds of the grant to eligible payments under the contract for the

RE-ADVERTISEMENT/ TERMS OF REFERENCE FOR TECHNICAL OFFICER/CLERK OF WORKS – (LOCAL) Read More »

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud oo shirar muhiim ah kula qaatay magaalada Nairobi Qaybo Kamida Madaxda Hayaddaha Kaladuwan ee Qaramada midoobay Gaar ahaan Hay’adda UN-Habitat.

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland , Mudane Farah Awad ayaa Magaaladda Nairobi kulan miro-dhal ah kula yeeshay madaxda sare ee Hay’adda UN-Habitat ee Soomaaliya. Kulanka ayaa ka dhacay Xarunta Dhexe ee Qaramada Midoobay ee ku taalla magaalada Nairobi. Wasiirka waxaa kulanka ku weheliyey Duqa Magaalada Boosaaso Mudane Cabdiraxmaan Cabdullaahi, iyo Eng Abdifatah

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud oo shirar muhiim ah kula qaatay magaalada Nairobi Qaybo Kamida Madaxda Hayaddaha Kaladuwan ee Qaramada midoobay Gaar ahaan Hay’adda UN-Habitat. Read More »