Guddiga Biyo ka saarinta Magaalada Gaalkacyo ayaa kulan ay isugu yimaadeen Magaalada Garowe warbixin kaga dhegaystay injineeradda Wasaaradda Hawlaha Guud ee gacanta ku haya qorshaha mashruucan.
Garowe, 28-10-2024:Guddiga Biyo ka saarinta Magaalada Gaalkacyo ayaa kulan ay isugu yimaadeen Magaalada Garowe warbixin kaga dhegaystay injineeradda Wasaaradda Hawlaha Guud ee gacanta ku haya qorshaha mashruucan. guddigaan oo isugu jira Golayaashada dawladda ayaa muddo ku hawlanaa sidii Magaalada Gaalkacyo looga saari lahaa biyo fadhiista iyo kuwa xidha isu socodka Mgaalada ee dadka iyo gaadiidka […]


