HAY,ADDA PHA OO U SAXIIXDAY SHIRKADDA ISXILQAAN DHISMAHA WADADA GAROWE IYO GAALKACYO

Hay,adda Wadooyinka Puntland (PHA) ayaa maanta u saxiixday heshiiska dhismaha laamiga dheer ee isku xira Gaalkacyo iyo Garowe Shirkaddaha ISXILQAAN oo ku guulaysatay tartankii qandaraaska dhismaha wadadaan, Ka dib munaasabad maanta ka qabsoontay xarunta Wasaarada hawlaha guud, Gadiidku  iyo Guryaynt ku leedahay magaalada Garowe.  Heshiiskan oo bilow u noqonaya bilaabida shaqada dhismaha wadada Gaalkacyo iyo […]

HAY,ADDA PHA OO U SAXIIXDAY SHIRKADDA ISXILQAAN DHISMAHA WADADA GAROWE IYO GAALKACYO Read More »