Qorshaha warasaardda hawlaha guud
Qorshaha warasaardda hawlaha guud Read More »
Si aad ula socoto wararka Iyo Hawl qabadka wasaaradda hawlaha guud ,gaadiidka iyo guryaynta ee puntland Fadlan Page-kan Like Garee, sidoo kalena waxaad halkan wasaaraddu ugu gudbin karaa Wixii tallo, tusaale , toosin iyo dhaliil ah ee aad u haysid, si wax looga qabto, booqo website Wwasaaradda hawlaha guud ,gaadiidka iyo guryaynta a
Ogaysiis muhiim ah Read More »
Wasaaradda howlaha guud iyo gaadiidka dowladda Puntland ayaa maanta soo gabagabaysay tababar 4 cisho u socday Agaasimayaasha waaxyaha howlaha guud ,Injineerada degmooyinka Garowe,Bosaso, Eyl, Banderbayla, Qardho, Jariiban, Gaalkacyo ,Injineero ka tirsan wasaaradda howlaha guud iyo Shirkadaha qandaraaslayda ee dhismaha. Kulankan ayaa intii uu socday lagu soo bandhigay siyaasad lagu hagayo xeer-nidaam,yada magaalooyinka Puntland Taas oo
PUNTLAND OO SHURUUC U SAMAYSAY MAAREYNTA KHILAAFKA DHULKA IYO QORSHAHA MAGAALAYNTA Read More »
Wasaaradda howlaha guud iyo gaadiidka dowladda Puntland ayaa maanta soo gabagabaysay tababar loo qabtay Ingineerada degmooyinka, howlawadeenada Dowladaha hoose Puntland iyo Agimahayaasha waaxaha heer degmo ee wasaarada Howlaha iyo Gadiidka. Tababarkaan oo ay maalgelinaysay hay’adda ILO ayaa lagu baranayey qaabka dowladdaha Hoose u maarayn lahaayeen qarashaadkooda, fulinta iyo dabagalka mashaariiicda degmooyinka iyo qaabkii loo hirgelin
WASAARADDA HOWLAHA GUUD OO TABA-BARAYSA INJINEERADA PUNTLAND. Read More »