WASIIRKA HAWLAHA GUUD OO ICLAAMIYAY DOORASHADA GADIIDLEYDA PUNTLAND

Wasiirka Hawlaha Guud iyo Gadiidka Dowlada Puntland Cabdirashiid Maxamed Xirsi ayaa uga hadlay shir jaraa,iid oo uu maanta ku qabtay xafiiskiisa Doorashada iskaashatada gadiidka Puntland, Fariin uu u direy Hay,addaha Amnigu inay u fududeeyaan wado marista baabuurta xamuulka ee sida Reer Guuraga Hayaanka ah iyo Go,aan uu kasoo saaray qaadashada aqoonsiga darawalnimada Puntland. Cabdirashiid Maxamed […]

WASIIRKA HAWLAHA GUUD OO ICLAAMIYAY DOORASHADA GADIIDLEYDA PUNTLAND Read More ยป