KULAN KU SAABSAN DHISMAHA WADADA GAALKACYO IYO GAROWE OO MAANTA QABSOOMAY
Xarunta Wasaaradda howlaha guud iyo gaadiidka dowladda Puntland ee Garoowe ayaa maanta waxaa lagu qabtay kulan looga arrinsanayey dardar gelinta bilowga dhismaha wadada u dhexaysa magaalooyinka Garoowe iyo Gaalkacyo. Kulankan oo uu shir Gudoominayey Wasiirka Howlaha Guud iyo Gaadiidka Cabdirashiid Maxamed Xirsi ayaa waxaa ka qaybgalay,Agaasimaha guud ee wasaaradda, Gudoomiyaha Hay’ada Wadooyinka ee PHA, Injineero […]
KULAN KU SAABSAN DHISMAHA WADADA GAALKACYO IYO GAROWE OO MAANTA QABSOOMAY Read More »