GALKACAYO- DAAHFURKA MASHRUUCA BIYO SAARKA MAGAALADAGALKACYO.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdillaahi Deni oo waheliyo wasiirka
wasaaradda Howlaha guud gaadiidka iyo Gurieyeynta mudane Farah awad Jama iyo
wasiirka kuxigeenka wasaradda Mudane Abdulkadir maxamed gaylan , ayaa si ramsi ah
u daahfuray mashruuca biyo saar Galkacyo, Iyagoo ay waheliyaan Qaar kamid xubnaha
golaha xukuumada iyo Golaha Shacabka.
tallaabadaasi oo hirgalkeedu uu noqonaayo mid ka mid mashaariicdii ugu weynayd oo
laga hirgaliyo Puntland, gaar ahaanna magaalada.
daahfuridda mashruuca biyo saarka magaalada Galkacyo ayaa maanta ka socda
magaalada Gallacyo, kaasoo ay qaban-qaabiyeen guddiga hormarinta Galkacyo.
Dhaqaalaha Loogu talagalay biyo saarka magaalada Galkacyo, laguna sameeyo nidaam
socodsiiya qulqulka biya, waa mid isku tashi oo ay iska kaashanayaan dawladda iyo
dadweynuhu.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *