Badhan: Daahfurka wajiga Kowaad ee furida wadooyinka Iyo Naqshadaynta Degmadda Badhan.
Agaasimaha guud ee wasaaradda Howlaha guud gaadiidka iyo Guriyeynta Dawladda Puntland mudne Abdulkadir sheikh mohamoud ayaa maanta magaaladda “Magaalada Badhan Ee Gobolka Sanaag Ka Daahfurayey Wajiga 1AAD Ee Furidda Wadooyinka iyo Nashqadaynta Degmada Badhan, Waxaana iska kaashanaya Dowladda hoose Ee Degmada badhan,Hay’adda Kaalo, wasaradda rimaha gudaha iyo bulshada Degmada badhan. Waxaana furitaanka Kulanka qayb ka […]
Badhan: Daahfurka wajiga Kowaad ee furida wadooyinka Iyo Naqshadaynta Degmadda Badhan. Read More ยป
