November 2024

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud H.E Farah Awad Jama ayaa waxa ay kulan la qaateen kooxda Mashruuca Nagaad ee ka socota Bangiga Adduunka (World Bank).

Garowe, 11-11-2024: Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane H.E Farah Awad Jama oo ay weliliyaan wasiir ku xigeenka Wasaaradda Abdulqadir Gaylan, Agaasimaha Guud Cabdulqaadir Sheekh Maxamuud iyo qaar ka mid ah Injineeradda Wasaaradda ayaa waxa ay kulan la qaateen kooxda Mashruuca Nagaad ee ka socota Bangiga Adduunka (World Bank). Kulankaan ayaa xoogga […]

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud H.E Farah Awad Jama ayaa waxa ay kulan la qaateen kooxda Mashruuca Nagaad ee ka socota Bangiga Adduunka (World Bank). Read More »

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud H.E Farah Awad, ayaa xarunta dhexe ee wasaaradda si rasmi ah uga daahfuray shirkadda Dayactirka Badqabka Baabuurta ee (DBB).

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland, Mudane H.E Farah Awad, oo ay Weheliyaan Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Abdulqadir Gaylan, agaasimaha Guud Cabdulqaadir Shiikh Maxamuud iyo Taliyaha Ciidanka Waddooyinka Puntland ayaa xarunta dhexe ee wasaaradda si rasmi ah uga daahfuray shirkadda Dayactirka Badqabka Baabuurta ee (DBB). ujeedkeedka furitaanka shirkaddaan ayaa ahaa in kor loo

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud H.E Farah Awad, ayaa xarunta dhexe ee wasaaradda si rasmi ah uga daahfuray shirkadda Dayactirka Badqabka Baabuurta ee (DBB). Read More »