Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr: Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kormeeray xarunta Wasaaradda Hawlaha Guud ee Magaalada Garowe.

Garowe, 30-03-2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Maanta Kormeer shaqo ku yimi xarunta Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland ee magaalada Garoowe waxaana halkaas ku soo dhoweeyey Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Farah Awad wasiir ku xigeenka Cabdulqaadir Geyland, Agaasimaha Guud Cabdulqaadir Sheekh Maxamuud iyo dhammaan Hawl waddeennada kale ee Wasaaradda Hawlaha […]

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr: Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kormeeray xarunta Wasaaradda Hawlaha Guud ee Magaalada Garowe. Read More ยป