September 2025

Madaxa iskuxiraha mashaariicaha iyo hormarinta dhismayaasha oo warbixin kasoojeediyey “Xaalada Saameynta Roobka Guga ku yeeshay Kaabayaasha Dhaqaalaha.” ee Shirka saadasha cimilada ee dawladda Puntland.

Garowe: 20 September 2025: Wasaaradda Deegaanka, Daaqa iyo Isbeddelka Cimiladda Puntland ayaa maanta si rasmi ah u furtay Shirka Saadaasha Cimiladda Puntland (Puntland Climate Outlook Forum – PCOF), oo sanadkaan lagu falanqeynayo saadaasha roobka iyo xaaladaha cimilada, iyadoo la isku duba-ridayo qorshayaasha ka hortagga khataraha abaaraha iyo isbeddelka cimilada. Furitaanka shirka waxaa si rasmi ah […]

Madaxa iskuxiraha mashaariicaha iyo hormarinta dhismayaasha oo warbixin kasoojeediyey “Xaalada Saameynta Roobka Guga ku yeeshay Kaabayaasha Dhaqaalaha.” ee Shirka saadasha cimilada ee dawladda Puntland. Read More »

WASIIRKA WASAARADDA HAWLAHA GUUD GAADIIDKA IYO GURIYEYNTA IYO AGAASIMAHA GUUD EE WHGG&G OO KAQAYB GALAY TIIRARKA ANSIXINTA HORMARINTA DHAQAALAHA, ARIMAHA BULSHADA IYO ISBADALKA CIMILADA EE QORSHAHA HORMARINTA DAWLADDA PUNTLAND.

Garoowe: 22-Sep-2025: Wasiirka Wasaaradda Hawlaha guud gaadiidka iyo Guriyeynta ee dawladda Puntland Hon Faarax cawad jaamac ayaa kaqaybgalay fadhiga ansixinta yoolasha iyo waxqabadka istaraatiijiga ah ee tiirka horumarinta Dhaqaalaha iyo arimaha Bulshada ee geeddi-socodka diyaarinta qorshaha 4-aad ee horumarinta Puntland (#PDP⁴2026-2030). shirka waxaa kuwaheliyey oo kala qayb galay agaasimaha guud ee wasaaradda Hawlaha guud gaadiidka

WASIIRKA WASAARADDA HAWLAHA GUUD GAADIIDKA IYO GURIYEYNTA IYO AGAASIMAHA GUUD EE WHGG&G OO KAQAYB GALAY TIIRARKA ANSIXINTA HORMARINTA DHAQAALAHA, ARIMAHA BULSHADA IYO ISBADALKA CIMILADA EE QORSHAHA HORMARINTA DAWLADDA PUNTLAND. Read More »

Bosaso – WASIIRKA WASAARADDA HAWLAHA GUUD GAADIIDKA IYO GURIYEYNTA OO DAAHFURAY XARUNTA XAKAMAYNTA XAMUULKA DPL.

Maanta waxaa si rasmi ah xarigga looga jaray Xarunta Xakamaynta Xamuulka Gaadiidka ee DPL – Bosaso, taas oo ah goob muhiim ah oo lagu hubinayo culayska gaadiidka si loo ilaaliyo tayada iyo cimriga wadooyinka. Munaasabadda xarig-jarista waxaa ka soo qayb galay Wasiirka Hawlaha Guud, Guddoomiyaha Hay’adda Waddooyinka Puntland, Guddoomiyaha Gobolka Bari, Duqa Degmada Bosaso, Gudoomiye

Bosaso – WASIIRKA WASAARADDA HAWLAHA GUUD GAADIIDKA IYO GURIYEYNTA OO DAAHFURAY XARUNTA XAKAMAYNTA XAMUULKA DPL. Read More »

WASIIRKA WASAARADDA HAWLAHA GUUD GAADIIDKA IYO GURIYEYNTA HON FAARAX CAWAD JAAMAC OO XARIG JARAY WADADA ISKUXIRTA GOBOLADA BARI IYO RAASCASAYR.

Wasiir Ka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland mudane Faarax cawad jaamac , Gudoomiyaha hayadda wadooyinka Puntaland, Mudane Abdifataax sugule, iyo duqa degmada iskushuban, ayaa shalay si rasmi ah xarigga uga jaray dalcadda kalaale ee iskuxirka gobolada bari iyo raascasayr,cabbirkeeduna dhan yahay 600m. waxaa si rasmi ah xarigga looga jaray Dalacada Kalaale oo Sannadkan

WASIIRKA WASAARADDA HAWLAHA GUUD GAADIIDKA IYO GURIYEYNTA HON FAARAX CAWAD JAAMAC OO XARIG JARAY WADADA ISKUXIRTA GOBOLADA BARI IYO RAASCASAYR. Read More »