Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud, Gaadiidka iyo Guriyeynta Dowladda Puntland Mudane Cabdulqaadir Geylan oo kormeeray Meelaha ay ka socoto Biyo saarista Magaalada gaalkacyo.
Gaalkacyo, 26-08-2024: Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane Cabdulqaadir Geylan iyo Masuuliyiin kale oo uu ka mid ahaa Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee Baarlamaanka Puntland ayaa maantay kormeeray goobaha ay shaqada biyo saarka Magalada Galkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ka socoto. Waftigaan ayaa waxaa sidoo kale kamid ahaa wasiiro, qaarka […]





