Madaxweyne Gaas oo Gaalkacyo ka dhagax dhigay Xarunta madaxtooyada iyo xarumo Wasaaradaha Puntland qeybtood
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 30-8-2015 magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug ka dhagax dhigay Xarunta Madaxtooyada Puntland , Wasaaradda Ganacsiga , Wasaaradda Howlaha guud iyo gaadiidka, Wasaaradda Beeraha , Bankiga dhexe ee Dawladda iyo taliskii hore ee booliska oo dib u habeyn lagu sameynayo. Dhagax dhiga […]





