News

RE-ADVERTISEMENT-TERMSOFREFERENCEFORADMINISTRATIONOFFICER/PROJECTASSISTANT – (LOCAL)

PUNTLAND STATE OF SOMALIA MINISTRY OF PUBLIC WORKS, HOUSING & TRANSPORT (MoPWH&T) TERMS OF REFERENCE FOR ADMINISTRATION OFFICER/PROJECT ASSISTANT – (LOCAL) (PROJECT: ROAD INFRASTRUCTURE PROGRAMME SOMALIA) The Federal Government of Somalia (hereinafter called Grant Recipient) has applied for financing from the African Development Bank (AfDB) and the European Union toward the cost of the Road […]

RE-ADVERTISEMENT-TERMSOFREFERENCEFORADMINISTRATIONOFFICER/PROJECTASSISTANT – (LOCAL) Read More »

RE-ADVERTISEMENT\ TERMS OF REFERENCE FOR HIGHWAY/INFRASTRUCTURE ENGINEER – (LOCAL)

(PROJECT: ROAD INFRASTRUCTURE PROGRAMME SOMALIA) 1. Project Background The Federal Government of Somalia (hereinafter called Grant Recipient) has applied for financing from the African Development Bank (AfDB) and the European Union toward the cost of the Road Infrastructure Programme Somalia, and intends to apply a portion of the proceeds of the grant to eligible payments

RE-ADVERTISEMENT\ TERMS OF REFERENCE FOR HIGHWAY/INFRASTRUCTURE ENGINEER – (LOCAL) Read More »

RE-ADVERTISEMENT/ TERMS OF REFERENCE FOR TECHNICAL OFFICER/CLERK OF WORKS – (LOCAL)

1. Project Background The Federal Government of Somalia (hereinafter called Grant Recipient) has applied for financing from the African Development Bank (AfDB) and the European Union toward the cost of the Road Infrastructure Programme Somalia, and intends to apply a portion of the proceeds of the grant to eligible payments under the contract for the

RE-ADVERTISEMENT/ TERMS OF REFERENCE FOR TECHNICAL OFFICER/CLERK OF WORKS – (LOCAL) Read More »

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud oo shirar muhiim ah kula qaatay magaalada Nairobi Qaybo Kamida Madaxda Hayaddaha Kaladuwan ee Qaramada midoobay Gaar ahaan Hay’adda UN-Habitat.

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland , Mudane Farah Awad ayaa Magaaladda Nairobi kulan miro-dhal ah kula yeeshay madaxda sare ee Hay’adda UN-Habitat ee Soomaaliya. Kulanka ayaa ka dhacay Xarunta Dhexe ee Qaramada Midoobay ee ku taalla magaalada Nairobi. Wasiirka waxaa kulanka ku weheliyey Duqa Magaalada Boosaaso Mudane Cabdiraxmaan Cabdullaahi, iyo Eng Abdifatah

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud oo shirar muhiim ah kula qaatay magaalada Nairobi Qaybo Kamida Madaxda Hayaddaha Kaladuwan ee Qaramada midoobay Gaar ahaan Hay’adda UN-Habitat. Read More »

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud ee Dowladda Puntland oo booqday Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan hoygiisa uu kadaganyahay magaalada badhan.

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland , oo hawlo shaqo u jooga Magaalada Badhan, ayaa booqasho ugu tegay hoyga uu Magaaladda ka degan yahay Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan. Booqashada Wasiirka waxaa ku wehliyey wasiiro iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Dowladda Puntland, kuwaas oo qayb ka ahaa wafdiga uu hoggaaminayay. Kulanka dhexmaray Wasiirka

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud ee Dowladda Puntland oo booqday Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan hoygiisa uu kadaganyahay magaalada badhan. Read More »

WASIIRKA WASAARADDA HAWLAHA GUUD GAADIIDKA IYO GURIYEYNTA DPL OO AY WAHELINAYAAN WASIIR KUXIGEENO,IYO HAY’ADDA ISLAMIC RELEIF,MAAMULKA GOBOLKA SANAAG AYAA XARIGA KAJARAY DHISMAHA SUUQ CASRI OO LAGA HIRGALIYEY MAGAALADA BADHAN.

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud ee Dawladda Puntland ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray suuq casri ah oo ay dhistay hay’adda Islamic Relief. Munaasabadda daahfurka waxaa sidoo kale ka qayb galay Wasiir ku xigeenadda Wasaarradaha Arihama Gudaha, Ganacsiga, mas’uuliyiin sare oo ka socday hay’adda Islamic Relief, Maamulka Gobolka Sanaag iyo kan Degmada Badhan. Suuqan

WASIIRKA WASAARADDA HAWLAHA GUUD GAADIIDKA IYO GURIYEYNTA DPL OO AY WAHELINAYAAN WASIIR KUXIGEENO,IYO HAY’ADDA ISLAMIC RELEIF,MAAMULKA GOBOLKA SANAAG AYAA XARIGA KAJARAY DHISMAHA SUUQ CASRI OO LAGA HIRGALIYEY MAGAALADA BADHAN. Read More »