Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud Puntland mudane Cabdulqaadir Abdulqadir Gaylan oo xarigga ka jaray mashruuca dhigista Dhagaxa Marmarka ah ee barxadda Suuqa Xero Dayax, oo cabbirkiisu dhan yahay 10,000m².
aalkacyo; Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland mudane Cabdulqaadir Abdulqadir Gaylan, Duqa Degmada Gaalkacyo, Maxamed Cabdirisaaq Dacad, iyo Guddiga Ganacsatada Suuqa, ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray mashruuca dhigista dhagaxa marmarka ah ee barxadda Suuqa Xeero Dayax, dhul cabbirkiisu dhan yahay 10,000m². Munaasabadda xarig-jarka oo ka dhacday gudaha suuqa ayaa […]


