WASIIRKA WASAARADDA HAWLAHA GUUD,GAADIIDKA IYO GURYAYNTA OO XARIGA KA JARAY GURYO CASRIYA OO CAASIMADA GAROWE LAGA HIRGELIYEY

Waiirka wasaaradda Hawlaha Guud ,Gadiidka iyo Guryaynta  Puntland Cabdirashiid Maxamed Xirsi oo xariga ka jaray guryahan cusub oo lagu magacaabo  River site Villas ayaa uga mahadnaqay Engineer Saciid Shalmaan maalgelinta muuqata ee uu ku sameeyey Dalkiisa Hooyo, wuxuuna Wasiirku sheegay inuu Eng Shalmaan taariikhda Puntland baal-dahaba ka galay, isagoo dhanka kalena Muwaadiniinta Soomaaliyeed ugu baaqay inay maalgashadaan guud ahaan Magaalooyinka Puntland oo ay ka banaan tahay Fursado ay faaido badan ka heli karaan.

IMG_0678

IMG_0640

IMG_0484

IMG_0478

IMG_0487

IMG_0491

IMG_0495

IMG_0508

IMG_0523

IMG_0540

IMG_0621

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *