Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, oo uu weheliyo Wasiirka Howlaha guud Faarax Cawad Jaamac ayaa maanta daah-furay wejiga 1-aad ee dhismaha Wadada Birta-dheer iyo Xaar-xaar, oo 5-tii KM ee u horeysay la dhamaystiray.

Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, oo uu weheliyo Wasiirka Howlaha guud Faarax Cawad Jaamac ayaa maanta daah-furay wejiga 1-aad ee dhismaha Wadada Birta-dheer iyo Xaar-xaar, oo 5-tii KM ee u horeysay la dhamaystiray. Dhismaha wadadan ayaa lagu dhisayaa Barnaamijka Dowladda ee iskutashiga iyada oo kharashkeedana laga bixinayo qasnada Dowladda […]

Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, oo uu weheliyo Wasiirka Howlaha guud Faarax Cawad Jaamac ayaa maanta daah-furay wejiga 1-aad ee dhismaha Wadada Birta-dheer iyo Xaar-xaar, oo 5-tii KM ee u horeysay la dhamaystiray. Read More »