Agaasimaha guud Waasaaradda Howlaha Guud Gaadiidka iyo Guriyeynta Dowladda puntland Mudane abdulkdir sheikh mohamud oo uu wahelinyo Agaasimaha waaxda qorshaynta wasaaradda arimaha gudaha dowladda Puntland mudane Mudane Eng Yusuf ahmed (Ganey), ayaa Magaalada badhan Ee Gobolka Sanaag ku Soo Xiray Wajiga 1AAD Ee Furidda Wadooyinka iyo Nashqadaynta Degmada Badhan.
Waxaana iska kaashanayaan Dowladda hoose Ee degmada badhan ,hayadad #KAALO,wasaradda howlaha guud, wasaradda rimaha gudaha iyo bulshada Degmada badhan.
Sido kale Waxaa Degmada Badhan Lagu qabtay Xalay kulan Lagu Soo Badhigayey Wadooyinkii laga Shaqeeyey iyo Qaabaynta Guud Ee Degmada Badhan.





