Puntland Oo Mamnoocday Iibinta Gaadiidka Dowladda ee Ciladooba.
Wasaarada howlaha guud iyo gaadiidka ee Puntland ayaa shaaca kaqaaday in guud ahaan aan la iibin karin gaadiidka dowladda ee ay ciladuhu soo gaaraan, waxaana tallaabadaasi ay sheegtay inay ku yaraynayso shaqaalaah lagusoo iibiyo gaadiidka wasaaradaha iyo Hay’adaha dowladda. Mudane Cabdirashiid Maxamed Xirsi wasiirka wasaarada howlaha guud iyo gaadiidka dhulka ee dowladda Puntland oo kahadlayey […]
Puntland Oo Mamnoocday Iibinta Gaadiidka Dowladda ee Ciladooba. Read More »




