Mamnuucida Gawaaridda jida shalmadaha iyo kuwa isticmala indhaha laysarka ah.

Wasaaraddaha Howlaha guud gaadiidka iyo guriyeynta DPL iyo Wasaaradda Amniga iyo DDR DPL iyaga oo Fulinaya dhaqan galinta Shirka Golaha Wasiiradda Dowladda Puntland waxay Amaro kasoo saareen Gadiidka Dhibateeya Wadooyinka Waana sidatan.

  1. Mamnuucida Gaawiradda Jiida Shalmadaha.
  2. Mamnuucida Gaawiradda isticmaasha indhaha laysarka ee isga goosha Gudaha Puntland.

DHAMMAAD- XAFIISKA WARFAAFINTA WASAARADDA HOWLAHA GUUD GAADIIDKA IYO GURIYEYNTA DOWLADDA PUNTLAND.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *