Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane, H.E Said Abdullahi Deni, ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray xarunta guud ee Guddiga Madaxbannaan ee Doorashooyinka Puntland (PEC).
Furitaanka xaruntan ayaa qeyb ka ah dadaallada lagu xoojinayo hannaanka dimuqraadiyadda Puntland.



