Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane H.E Farah Awad Jama oo kulan la qaatay Masuuliyiin ka socday hay’adda Islamic Relief.
Garowe, 08-06-2024: Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane H.E Farah Awad Jama oo kulan la qaatay Masuuliyiin ka socday hay’adda Islamic Relief. Kulankaan waxaa wasiirka ku weheliyey Wasiir ku xigeenka Wasaaradda @Cabdulqaadir Geylan, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cabdulqaadir Shiikh Maxamuud iyo Injineerada Wasaaradda waxaana kulankaan diirada lagu saaraayey dar dar gelinta mashruuca […]



