ayaa sameeyey olole lagu soo qaqabaanyo Gaadiidka aanay wadan Taarikadda.

Qardho: 17-April-2024:

Isuduwaha Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland ee Gobolka Karkaar ayaa sameeyey Olole lagu soo qabqabanaayo Gaadiidka aan wadan Taarikada iyo Gaadiidka aan la cashuurin oo ee ku sugan Magaaladda.

Isuduwaha ayaa Gaadiidlayda Gobolka iyo kuwa Magaalada Qardho ugu baaqay in ay Cashuurtaan Gaadiidka, sidoo kalena xirtaan Taarikada cidkasta oo lagu qabto iyadoo Taariko la’aan ah ay Ganaax mutaysandoonan.

…DHAMMAAD…

XAFIISKA WARFAAFINTA IYO XIRIIRKA DADWEYNAHA WASAARADDA HAWLAHA GUUD GAADIIDKA IYO GURIYEYNTA DAWLADDA PUNTLAND.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *