Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni,oo uu waheliyo gudoomiyaha gobolka iyo wasiiru dowlaha Wasaaradda Howlaha guud gaadiidka iyo guriyeyenta DPL . ayaa galabta xariga ka jaray Wadada Wadnaha ee caasimada Garoowe oo si casri ah loo dhisay iyo dhismaha casriga ah ee Barxada Garoowe oo iyana loogu magac daray AHUN Gen. Qalyare oo ka mid ahaa sariikiishii ku shahiiday Howlgalka Calmiskaad.



