Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane Cabdulqaadir Geylan oo Booqday qaar ka mid ah  Dhaawacyada Beelihii Ood wadaagta ahaa ee Dirirtu ku dhexmartay Gobolka Mudug.

Galdogob, 29-06-2024:Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane Cabdulqaadir Geylan oo Booqday qaar ka mid ah Dhaawacyada Beelihii Ood wadaagta ahaa ee Dirirtu ku dhexmartay Gobolka Mudug.Booqasgadan waxaa wasiir ku xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud ku weheliyey Xildhibaano ka tirsan Dowladda Puntland, Wasiiro Maamulka Gobolka, kan Degmada iyo Masuuliyiin kale, waxaana ay Alle uga baryeen in uu u boogga dhayo.Cabdulqaadir Geylan Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Masuuliyiintan kale ayaa Muddoyinkii la soo dhaafay ku hawlanaa Joojinta Colaada Beelahaas Ood wadaagta ah iyo sidii xal waara looga gaadhi lahaa.——-DHAMMAAD.————-XAFIISKA WARFAAFINTA IYO XIRIIRKA DADWEYNAHA EE WASAARADDA HAWLAHA GUUD, GAADIIDKA IYO GURIYEYNTA DAWLADDA PUNTLAND.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *