June 2026

Waxaa Magaaladda Boosaaso laga dhamaystiray laami dhan 2.3km oo laamia ah qaybna ka aha Dhismaha Saddex waddo oo Muhiim u ah isku socda Magaaladda Boosaaso

Waxaa Lasaaray jidka Soddonka Galbeed ee magaalada Boosaaso, oo dhererkiisu yahay 2.3 Kiiloomitir, ayaa si wanaagsan u socota, iyadoo la filayo in dhawaan la soo gabagabeeyo dhamaystirka laamigan. Qorshahan ayaa qayb ka ah dadaallada lagu horumarinayo kaabeyaasha dhaqaalaha, korna loogu qaadayo bilicda magaalada, isla markaana lagu fududeynayo isu socodka gaadiidka iyo bulshada.

Waxaa Magaaladda Boosaaso laga dhamaystiray laami dhan 2.3km oo laamia ah qaybna ka aha Dhismaha Saddex waddo oo Muhiim u ah isku socda Magaaladda Boosaaso Read More »

Kulanka Wasaaradda howlaha guud gaadiidka iyo Guriyeynta DPL iyo Taliyaha Ciidanka booliska DPL .

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda howlaha Guud gaadiidka iyo Guriyeyenta Dpl Ahna Kusimaha Wasiirka Oo shir gudoomiyey Kulanka Dardar galinta Howlaha Shaqo Ee ciidanka Ilaaladda Wadooyinka Dpl. Kulanka waxaa kuwaheliyey qaybna ka ahaa Taliyaha Ciidanka Booliska Dpl S/guuto Muunin abdi Shire, Taliyaha Nabadgeliyadda Wadooyinka Dpl G/sare abdiftaha said [african] Hogaanka Kormeerka Dpl G/sare Faarax Nuur Maxamed iyo

Kulanka Wasaaradda howlaha guud gaadiidka iyo Guriyeynta DPL iyo Taliyaha Ciidanka booliska DPL . Read More »

Madaxda labada Wasaaradood ee Hawlaha Guud iyo Maaliyadda ayaa maanta yeeshay shir wadajir ah oo qay ka ahaa kulamo hore oo ay labada dhinac yeesheen oo lagu dardargelinayo casriyeynta cashuuraha gaadiidka iyo wado marista

Shirka oo kadhacay xarunta dhexe ee Wasaaradda Maaliyadda waxaa ka qayb galay Wasiirku Xigeenka Maamulka Wasaaradda Maaliyadda, Wasiirudowlaha Wasaaradda Maaliyadda, Wasiir ku-xigeenka Hawlaha guud, Wasiirudowlaha Wasaaradda Hawlaha guud, Agaasimeyaasha labada Wasaaradood iyo hoggaanadda Ciidanka Ilaalada Taraafikada iyo Ciidamada iLaalada cashuuraha. Intii uu socday shirka ayaa waxaa diiradda lagu saaray qodobo muhiim ah oo ay ka

Madaxda labada Wasaaradood ee Hawlaha Guud iyo Maaliyadda ayaa maanta yeeshay shir wadajir ah oo qay ka ahaa kulamo hore oo ay labada dhinac yeesheen oo lagu dardargelinayo casriyeynta cashuuraha gaadiidka iyo wado marista Read More »