Wasiir kuxigeenka Wasaaradda howlaha Guud gaadiidka iyo Guriyeyenta Dpl Ahna Kusimaha Wasiirka Oo shir gudoomiyey Kulanka Dardar galinta Howlaha Shaqo Ee ciidanka Ilaaladda Wadooyinka Dpl.
Kulanka waxaa kuwaheliyey qaybna ka ahaa Taliyaha Ciidanka Booliska Dpl S/guuto Muunin abdi Shire, Taliyaha Nabadgeliyadda Wadooyinka Dpl G/sare abdiftaha said [african] Hogaanka Kormeerka Dpl G/sare Faarax Nuur Maxamed iyo Wasiiru dowlaha Wasaaradda Mudane Eng Abdirahman Maxamed Sayruuq iyo K/S agaasimaha waxaadka Gaadiidka Wasaaradda Howlaha Guud Suldaan Abdirahman SuldaanXirsi Iyo Kusimaha Agaasimaha Waaxda Hinidisaha Iyo dhismaha Eng Abdullahi macow.
Kulanka aaya kusoo dhamaaday isfahan Laxoojiyana Wadashaqaynta Ciidanka Booliska iyo Wasaaradda Sidoo kalena la howlgaliyo Laanta ciidamada Wadooyinka Dpl si ay uqabsato Howlaha baaxadaa leh ee Utaala loona diyaari Habka casriga ee looguurey Data base Toobabaro caalamiyana Dibada Loogu diro si loo kordhiyo Xirfadood shaqo.
DHAMMAAD- XAFIISKA WARFAAFINTA WASAARADDA HOWLAHA GUUD GAADIIDKA IYO GURIYEYNTA DOWLADDA PUNTLAND.




