Waxaa Lasaaray jidka Soddonka Galbeed ee magaalada Boosaaso, oo dhererkiisu yahay
2.3 Kiiloomitir, ayaa si wanaagsan u socota, iyadoo la filayo in dhawaan la soo gabagabeeyo dhamaystirka laamigan.
Qorshahan ayaa qayb ka ah dadaallada lagu horumarinayo kaabeyaasha dhaqaalaha, korna loogu qaadayo bilicda magaalada, isla markaana lagu fududeynayo isu socodka gaadiidka iyo bulshada.



