Waxaa labilaabay laamiga gudaha Magaalada badhan oo cabirkiisu yahay 5KM

Gudaha magaalada badhan waxaa laga bilaabay Laamisaarka labadda Seed ee gudaha magaaldda badhan.

Waxaa guulaystay Dadaaladii uu kubixiyey Madaxweynaha dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni Hirgalinta Laamiga dheer iskuxira gobolka Sanaag Ee ceeldaahir-Ceerigabo. RAJO IN BADAN AY SHACABKA GOBOLKA SANAAAG AY SUGAYEEN AYAA HIRGASHAY

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *