Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Agaasimaha Guud ayaa maanta xarunta dhexe ee Wasaaradda Hawlaha Guud ku soo dhoweeyey Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Mudane H.E Ilyas Osman Lugatoor.
Gorowe, 21 May 2025 – Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Agaasimaha Guud ayaa maanta xarunta dhexe ee Wasaaradda Hawlaha Guud ee magaalada Garowe ku soo dhoweeyey Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Mudane H.E Ilyas Osman Lugatoor, oo maalmihii la soo dhaafay kormeer shaqo ku maraayey hay’addaha dowladda. Mudane Ilyas Osman Lugatoor madaxweyne ku xigeenka Dowladda […]






