News

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud Puntland Mudane Cabdulqaadir Shiikh Maxamuud ayaa hoolka Wasaaradda Hawlaha guud kulan kula qaatay Injineeradda gacanta ku haya naqshada Biyo ka saarista Magaalada Gaalkacoyo.

Garowe, 07-09-2024: Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane Cabdulqaadir Shiikh Maxamuud ayaa hoolka Wasaaradda Hawlaha guud kulan kula qaatay Injineeradda gacanta ku haya naqshada Biyo ka saarista Magaalada Gaalkacoyo. Kulan kaan oo ay hormuud u ahaayeen Injineeradda Wasaaradda Hawlaha Guud aya waxaa qayb ka ahaa Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland, shirkadda […]

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud Puntland Mudane Cabdulqaadir Shiikh Maxamuud ayaa hoolka Wasaaradda Hawlaha guud kulan kula qaatay Injineeradda gacanta ku haya naqshada Biyo ka saarista Magaalada Gaalkacoyo. Read More »

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud Mudane Cabdulqaadir Shiikh Maxamuud ayaa maanta ka qayb galay dhagax dhiga dhismaha Waddada Cimaad oo la dhisayo Galbeedka Magaalada Garowe.

Garowe, 01-09-2024: Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane Cabdulqaadir Shiikh Maxamuud ayaa maanta ka qayb galay dhagax dhiga dhismaha Waddada Cimaad oo la dhisayo Galbeedka Magaalada Garowe. Dhagax dhigaan ayaa sidoo kale waxaa goobjoog ahaa Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Puntland oo ay ka mid ahaayeen Wasiiro, Maamulka Degmada iyo Marti

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud Mudane Cabdulqaadir Shiikh Maxamuud ayaa maanta ka qayb galay dhagax dhiga dhismaha Waddada Cimaad oo la dhisayo Galbeedka Magaalada Garowe. Read More »

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud, Gaadiidka iyo Guriyeynta Dowladda Puntland Mudane Cabdulqaadir Geylan oo kormeeray Meelaha ay ka socoto Biyo saarista Magaalada gaalkacyo.

Gaalkacyo, 26-08-2024: Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane Cabdulqaadir Geylan iyo Masuuliyiin kale oo uu ka mid ahaa Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee Baarlamaanka Puntland ayaa maantay kormeeray goobaha ay shaqada biyo saarka Magalada Galkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ka socoto. Waftigaan ayaa waxaa sidoo kale kamid ahaa wasiiro, qaarka

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud, Gaadiidka iyo Guriyeynta Dowladda Puntland Mudane Cabdulqaadir Geylan oo kormeeray Meelaha ay ka socoto Biyo saarista Magaalada gaalkacyo. Read More »

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka, iyo Guriyeynta Dowladda Puntland oo soo xidhay Tababarka Maamulka Dhulka loo dhan yahay.

Garowe, 26-08-2024: Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane Cabdulqaadir Shiikh Maxamuud oo soo xidhay Tababarka Maamulka Dhulka loo dhan yahay oo ka socday Hoolka Wasaaradda Hawlaha Guud ee Magaalada Garowe. Tababarkaan oo loo qabtay qaar ka mid ah injineeradda ka hawl gala Magaaliyinka Puntland ayaa diiradda saarayey sidii loo horumarin

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka, iyo Guriyeynta Dowladda Puntland oo soo xidhay Tababarka Maamulka Dhulka loo dhan yahay. Read More »

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynt Dowladda Puntland Mudane Cabdulqaadir Shiikh Maxamuud ayaa hoolka Wasaaradda Tababarka Maamulka Dhulka loo dhan yahay.

Garowe, 24-08-2024: Agaasimaha guud ee  Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane Cabdulqaadir Shiikh Maxamuud oo uu weheliyo Eng Maxamuud Xasan oo ka tirsan Masuuliyiinta Sare ee Hay’ada UN-HABITAT Ayaa hoolka Wasaaradda Hawlaha Guud ee Magaalada garowe ka daahfuray Tababarka Maamulka loo dhan yahay oo ay soo qaban qaabiyeen Injineeradda Wasaaradda waxaana loo qabtay

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynt Dowladda Puntland Mudane Cabdulqaadir Shiikh Maxamuud ayaa hoolka Wasaaradda Tababarka Maamulka Dhulka loo dhan yahay. Read More »