News

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guriyeynta Dowladda Puntland Mudane Farah Awad Jama oo Xafiiskii ku qabtay shir looga hadlaayo Dhismaha Waddada Isku xidha Deegaanka Yaka-Yaka iyo Degmada Shaxda ee Gobolka karkaar.

Garowe, 04-08-2024: Wasiirk Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane H.E Farah Awad Jama oo ay weheliyaan Wasiirka ku xigeenka Wasaaradda Cabdulqaadir Geylan iyo agaasimaha Guud Cabdulqaadir Sheekh Maxamuud ayaa kulan looga hadlaayo dhismaha Waddada isku xidha Deegaanka Yaka-Yaka iyo Degmada Shaxda la qaatay Wasiir Dowlaha Madaxtooyada Puntland, Guddoomiyaha Hay’adda Waddooyinka Puntland {PHA}iyo Qaar […]

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guriyeynta Dowladda Puntland Mudane Farah Awad Jama oo Xafiiskii ku qabtay shir looga hadlaayo Dhismaha Waddada Isku xidha Deegaanka Yaka-Yaka iyo Degmada Shaxda ee Gobolka karkaar. Read More »

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane Cabdulqaadir Geylan oo Booqday qaar ka mid ah  Dhaawacyada Beelihii Ood wadaagta ahaa ee Dirirtu ku dhexmartay Gobolka Mudug.

Galdogob, 29-06-2024:Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane Cabdulqaadir Geylan oo Booqday qaar ka mid ah Dhaawacyada Beelihii Ood wadaagta ahaa ee Dirirtu ku dhexmartay Gobolka Mudug.Booqasgadan waxaa wasiir ku xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud ku weheliyey Xildhibaano ka tirsan Dowladda Puntland, Wasiiro Maamulka Gobolka, kan Degmada iyo Masuuliyiin kale, waxaana ay

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane Cabdulqaadir Geylan oo Booqday qaar ka mid ah  Dhaawacyada Beelihii Ood wadaagta ahaa ee Dirirtu ku dhexmartay Gobolka Mudug. Read More »

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane Cabdulqaadir Geylan oo ka qayb galay shirka nabadayta Beelihii Dirirtu ku dhex martay waybo ka mid ah Gobolka Mudug.

Mudug, 28-06-2024: Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane Cabdulqaadir Geylan oo hawla shaqou jooga Gobolka Mudug ayaa ka qayb galay Shir Balaadhan ooxal xoogu raadiyo Beelihii walaalaha ahaa ee dirirtu ku dhexmartay Gobolka Mudug. Shirkaan waxaa wasiir ku xigeenka ku weheliyey Wasiiro, Xildhibaano, Maamuladda heer Gobol iyo Degmo ee Gobolka

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane Cabdulqaadir Geylan oo ka qayb galay shirka nabadayta Beelihii Dirirtu ku dhex martay waybo ka mid ah Gobolka Mudug. Read More »

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane H.E Farah Awad Jama oo dhagax dhigay Suuq weynaha Magaalada Badhan.

Badhan, 14-06-2024: Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane H.E Farah Awad Jama oo uu weheliyo Agaasimaha guud Cabdulqaadir Shiikh Maxamuud ayaa dhagax dhigay Suuq weyn oo ay yeelanayso Magaalada Badhan ee Xarunta Gobolka Sanaag. Waxaa sidoo kale dhagax dhigaan ku weheliyey Madaxa Hay’adda Islamic Relief, Isuduwaha Wasaaradda Hawlaha Guud ee Gobolka Sanaag,

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane H.E Farah Awad Jama oo dhagax dhigay Suuq weynaha Magaalada Badhan. Read More »

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Gaadiidka iyo Guriyeynta Dowladda Puntland Mudane Farah Awad Jama oo kormeer shaqo ku tegay Deegaanka Ceel-daahir ee G. Bari.

Ceeldaahir, June 12, 2024: Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane H.E Farah Awad Jama oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cabdulqaadir Shiikh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Maamulka Degmada Carmo iyo Waxgaradka Deegaanka Ceeldaahir. Kulanka waxaa kale oo goobjoog ahaa Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga,Qaar ka mid Guddiga waddada Ceeldaahir iyo Masuuliyiin kale

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Gaadiidka iyo Guriyeynta Dowladda Puntland Mudane Farah Awad Jama oo kormeer shaqo ku tegay Deegaanka Ceel-daahir ee G. Bari. Read More »

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane H.E Farah Awad Jama ayaa kulan la qaatay Guddiga Howlaha guud, Gaadiidka, Ganacsiga iyo Kaabayaasha Dhaqaalaha Golaha Wakiillada Puntland.

Garoowe, June 09, 2024: Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane H.E Farah Awad Jama ayaa kulan la qaatay Guddiga Howlaha guud, Gaadiidka, Ganacsiga iyo Kaabayaasha Dhaqaalaha Golaha Wakiillada oo maalmihii lasoo dhaafay kormeer shaqo ku marayey Hay’addaha Dowladda. Waxaana wasiirka kulankaan ku weheliyey Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Cabdulqaadir Geylan iyo Agaasimaha Guud

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane H.E Farah Awad Jama ayaa kulan la qaatay Guddiga Howlaha guud, Gaadiidka, Ganacsiga iyo Kaabayaasha Dhaqaalaha Golaha Wakiillada Puntland. Read More »