News

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane H.E Farah Awad Jama  oo kulan la qaatay Duqa Degmada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug.

Garowe, 08-06-2024: Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane H.E Farah Awad Jama  oo kulan la qaatay Duqa Degmada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug. Kulankaan waxaa wasiirka ku weheliyey Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Cabdulqaadir Geylan, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cabdulqaadir Shiikh Maxamuud waxaana Gudoomiyaha Gaalkacyo uga warbixiyey Xaalada Guud ee Degmada, isagoona sidoo la […]

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane H.E Farah Awad Jama  oo kulan la qaatay Duqa Degmada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug. Read More »

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane H.E Farah Awad Jama oo kulan la qaatay Masuuliyiin ka socday hay’adda Islamic Relief.

Garowe, 08-06-2024: Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane H.E Farah Awad Jama oo kulan la qaatay Masuuliyiin ka socday hay’adda Islamic Relief. Kulankaan waxaa wasiirka ku weheliyey Wasiir ku xigeenka Wasaaradda @Cabdulqaadir Geylan, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cabdulqaadir Shiikh Maxamuud iyo Injineerada Wasaaradda waxaana kulankaan diirada lagu saaraayey dar dar gelinta mashruuca

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane H.E Farah Awad Jama oo kulan la qaatay Masuuliyiin ka socday hay’adda Islamic Relief. Read More »

Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane Cabdulqaadir Geylan oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda oo Warbixin ka dhegaystay Masuuliyiin ka socda Dawladda Hoose ee Garoowe.

Garowe, 04-06-2024: Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane Cabdulqaadir Geylan oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda iyo Injineeradda Wasaaradda Hawlaha Guud ayaa Hoolka Wasaaradda warbixin kaga dhegaysatay Isku xiraha mashruuca nagaad ee world bank ku teegeerayo Dawladda hoose ee Garoowe iyo Engineero ka socda hay’adda kormeeraysa mashruuca ee UNOPS.

Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane Cabdulqaadir Geylan oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda oo Warbixin ka dhegaystay Masuuliyiin ka socda Dawladda Hoose ee Garoowe. Read More »

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane H.E Farah Awad Jama oo Daahfuray 1,000 Gurri oo loogu Talagay Barakacayaasha Magaalada Garowe.

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane H.E Farah Awad Jama oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cabdulkaaqdir Sheekh Maxamuud iyo Duqa Magaaladda Garoowe abdiqaadir Maxamed Maxamuud Geeddiayaa daahfuray Wajiga koowaad ee Dhismayaasha Xaafada Cusub ee Magaalada Garoowe. dhismayaashan oo gaadhayey 1,000 Guri ayaa loogu talagalay Dadka barakacayaasha ah ee ku tabaalaysan

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane H.E Farah Awad Jama oo Daahfuray 1,000 Gurri oo loogu Talagay Barakacayaasha Magaalada Garowe. Read More »

Wasiirka wasaarada Hawlaha Guud, Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane Faraax Cawad Jaamac oo kulan la qatay Masuuliyiin ka socday Dowladda Hoose ee Degmada Garowe.

Garowe, 29-05-2024: Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane H.E Farah Awad Jama oo kulan la qatay Masuuliyiin ka socday Dowladda Hoose ee Degmada Garowe. Kulankaan waxaa wasiirka ku weheliyeen Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Cabdulqaadir Geylan, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cabdulqaadir Shiikh Maxamuud, Agaasimaha Waaxda Qorshaynta Cabdimaalik Cismaan iyo Injineero ka tirsan Wasaaradda

Wasiirka wasaarada Hawlaha Guud, Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane Faraax Cawad Jaamac oo kulan la qatay Masuuliyiin ka socday Dowladda Hoose ee Degmada Garowe. Read More »

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Faarax Cawad oo ka qayb galay Xaflad lagu daahfuraayey Daraasadda Biyaha looga saarayo Magaaladda Garoowe.

Garowe: 30-April-2024: Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane Farah Awad oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda ayaa ka qayb galay Xaflad lagu daahfuraayey Daraasadda Biyaha looga saarayo Magaalada Garoowe. Munaasabadaan ayaa diirada lagu saarayey daraasaddan la doonayo in lagu ogaado xalka u helista sidii Magaalada looga saari lahaa Biyaha, waxaan ka

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Faarax Cawad oo ka qayb galay Xaflad lagu daahfuraayey Daraasadda Biyaha looga saarayo Magaaladda Garoowe. Read More »