admin

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud Puntland mudane Cabdulqaadir Abdulqadir Gaylan oo xarigga ka jaray mashruuca dhigista Dhagaxa Marmarka ah ee barxadda Suuqa Xero Dayax, oo cabbirkiisu dhan yahay 10,000m².

aalkacyo; Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland mudane Cabdulqaadir Abdulqadir Gaylan, Duqa Degmada Gaalkacyo, Maxamed Cabdirisaaq Dacad, iyo Guddiga Ganacsatada Suuqa, ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray mashruuca dhigista dhagaxa marmarka ah ee barxadda Suuqa Xeero Dayax, dhul cabbirkiisu dhan yahay 10,000m². Munaasabadda xarig-jarka oo ka dhacday gudaha suuqa ayaa […]

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud Puntland mudane Cabdulqaadir Abdulqadir Gaylan oo xarigga ka jaray mashruuca dhigista Dhagaxa Marmarka ah ee barxadda Suuqa Xero Dayax, oo cabbirkiisu dhan yahay 10,000m². Read More »

Wafti ka socda Labada Gole ee Dowladda Puntland oo uu ka mid ahaa Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud Cabdulqadir Geylan oo Kormeer Shaqo ku Tagay Degmada Jariiban.

Wafti ka socda Labada Gole ee Dowladda Puntland oo Kormeer Shaqo ku Tagay Degmada Jariiban. Wafti ballaaran oo ka kooban Xildhibaano iyo Wasiiro ka tirsan labada gole ee dowladda Puntland, una wehlinayay Maamulka Gobolka, ayaa safar shaqo ku tagay degmada Jariiban. Ujeeddada safarka ayaa ahayd kormeer iyo qiimeyn ku saabsan xaaladda deegaanka iyo horumarka ka

Wafti ka socda Labada Gole ee Dowladda Puntland oo uu ka mid ahaa Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud Cabdulqadir Geylan oo Kormeer Shaqo ku Tagay Degmada Jariiban. Read More »

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Agaasimaha Guud ayaa maanta xarunta dhexe ee Wasaaradda Hawlaha Guud ku soo dhoweeyey Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Mudane H.E Ilyas Osman Lugatoor.

Gorowe, 21 May 2025 – Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Agaasimaha Guud ayaa maanta xarunta dhexe ee Wasaaradda Hawlaha Guud ee magaalada Garowe ku soo dhoweeyey Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Mudane H.E Ilyas Osman Lugatoor, oo maalmihii la soo dhaafay kormeer shaqo ku maraayey hay’addaha dowladda. Mudane Ilyas Osman Lugatoor madaxweyne ku xigeenka Dowladda

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Agaasimaha Guud ayaa maanta xarunta dhexe ee Wasaaradda Hawlaha Guud ku soo dhoweeyey Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Mudane H.E Ilyas Osman Lugatoor. Read More »

Cabdulqaadir Maxamed Geylan Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud ee Puntland oo Kormeer Shaqo Ku Tegay Goobo Muhiim ah oo Ka Mid ah Magaalada Gaalkacyo.

Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud ee Puntland oo Kormeer Shaqo Ku Tegay Goobo Muhiim ah oo Ka Mid ah Magaalada Gaalkacyo. Gaalkacyo, 13-04-2025: Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud, Gaadiidka iyo Guryeynta Dowladda Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland, Mudane Cabdiqadir Abdulqadir Gaylan, ayaa saaka kormeer shaqo ku tegay baliga weyn ee Cirjiife

Cabdulqaadir Maxamed Geylan Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud ee Puntland oo Kormeer Shaqo Ku Tegay Goobo Muhiim ah oo Ka Mid ah Magaalada Gaalkacyo. Read More »

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud H.E Farah Awad Jama ayaa waxa ay kulan la qaateen kooxda Mashruuca Nagaad ee ka socota Bangiga Adduunka (World Bank).

Garowe, 11-11-2024: Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane H.E Farah Awad Jama oo ay weliliyaan wasiir ku xigeenka Wasaaradda Abdulqadir Gaylan, Agaasimaha Guud Cabdulqaadir Sheekh Maxamuud iyo qaar ka mid ah Injineeradda Wasaaradda ayaa waxa ay kulan la qaateen kooxda Mashruuca Nagaad ee ka socota Bangiga Adduunka (World Bank). Kulankaan ayaa xoogga

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud H.E Farah Awad Jama ayaa waxa ay kulan la qaateen kooxda Mashruuca Nagaad ee ka socota Bangiga Adduunka (World Bank). Read More »

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud H.E Farah Awad, ayaa xarunta dhexe ee wasaaradda si rasmi ah uga daahfuray shirkadda Dayactirka Badqabka Baabuurta ee (DBB).

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland, Mudane H.E Farah Awad, oo ay Weheliyaan Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Abdulqadir Gaylan, agaasimaha Guud Cabdulqaadir Shiikh Maxamuud iyo Taliyaha Ciidanka Waddooyinka Puntland ayaa xarunta dhexe ee wasaaradda si rasmi ah uga daahfuray shirkadda Dayactirka Badqabka Baabuurta ee (DBB). ujeedkeedka furitaanka shirkaddaan ayaa ahaa in kor loo

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud H.E Farah Awad, ayaa xarunta dhexe ee wasaaradda si rasmi ah uga daahfuray shirkadda Dayactirka Badqabka Baabuurta ee (DBB). Read More »