admin

Guddiga Biyo ka saarinta Magaalada Gaalkacyo ayaa kulan ay isugu yimaadeen Magaalada Garowe warbixin kaga dhegaystay injineeradda Wasaaradda Hawlaha Guud ee gacanta ku haya qorshaha mashruucan.

Garowe, 28-10-2024:Guddiga Biyo ka saarinta Magaalada Gaalkacyo ayaa kulan ay isugu yimaadeen Magaalada Garowe warbixin kaga dhegaystay injineeradda Wasaaradda Hawlaha Guud ee gacanta ku haya qorshaha mashruucan. guddigaan oo isugu jira Golayaashada dawladda ayaa muddo ku hawlanaa sidii Magaalada Gaalkacyo looga saari lahaa biyo fadhiista iyo kuwa xidha isu socodka Mgaalada ee dadka iyo gaadiidka […]

Guddiga Biyo ka saarinta Magaalada Gaalkacyo ayaa kulan ay isugu yimaadeen Magaalada Garowe warbixin kaga dhegaystay injineeradda Wasaaradda Hawlaha Guud ee gacanta ku haya qorshaha mashruucan. Read More »

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ayaa dhagax dhigay Wadada Jaamacadda Bariga Africa.

Garoowe: 21 October 2024: Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane Cabdulqaadir Geylan, oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud Cabdulqaadir Shiikh Maxamuud iyo Masuuliyiinka tirsan Dowladda Puntalnd, ayaa dhaggax dhigay Wadada Jaamacadda Bariga Africa. Wadadan oo dhererkeedu yahay 630m, ayaa isku xirta Wadada weyn ee Garoowe iyo Buundada

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ayaa dhagax dhigay Wadada Jaamacadda Bariga Africa. Read More »

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud Puntland Mudane Cabdulqaadir Shiikh Maxamuud ayaa hoolka Wasaaradda Hawlaha guud kulan kula qaatay Injineeradda gacanta ku haya naqshada Biyo ka saarista Magaalada Gaalkacoyo.

Garowe, 07-09-2024: Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane Cabdulqaadir Shiikh Maxamuud ayaa hoolka Wasaaradda Hawlaha guud kulan kula qaatay Injineeradda gacanta ku haya naqshada Biyo ka saarista Magaalada Gaalkacoyo. Kulan kaan oo ay hormuud u ahaayeen Injineeradda Wasaaradda Hawlaha Guud aya waxaa qayb ka ahaa Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland, shirkadda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud Puntland Mudane Cabdulqaadir Shiikh Maxamuud ayaa hoolka Wasaaradda Hawlaha guud kulan kula qaatay Injineeradda gacanta ku haya naqshada Biyo ka saarista Magaalada Gaalkacoyo. Read More »

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud Mudane Cabdulqaadir Shiikh Maxamuud ayaa maanta ka qayb galay dhagax dhiga dhismaha Waddada Cimaad oo la dhisayo Galbeedka Magaalada Garowe.

Garowe, 01-09-2024: Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane Cabdulqaadir Shiikh Maxamuud ayaa maanta ka qayb galay dhagax dhiga dhismaha Waddada Cimaad oo la dhisayo Galbeedka Magaalada Garowe. Dhagax dhigaan ayaa sidoo kale waxaa goobjoog ahaa Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Puntland oo ay ka mid ahaayeen Wasiiro, Maamulka Degmada iyo Marti

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud Mudane Cabdulqaadir Shiikh Maxamuud ayaa maanta ka qayb galay dhagax dhiga dhismaha Waddada Cimaad oo la dhisayo Galbeedka Magaalada Garowe. Read More »

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud, Gaadiidka iyo Guriyeynta Dowladda Puntland Mudane Cabdulqaadir Geylan oo kormeeray Meelaha ay ka socoto Biyo saarista Magaalada gaalkacyo.

Gaalkacyo, 26-08-2024: Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane Cabdulqaadir Geylan iyo Masuuliyiin kale oo uu ka mid ahaa Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee Baarlamaanka Puntland ayaa maantay kormeeray goobaha ay shaqada biyo saarka Magalada Galkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ka socoto. Waftigaan ayaa waxaa sidoo kale kamid ahaa wasiiro, qaarka

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud, Gaadiidka iyo Guriyeynta Dowladda Puntland Mudane Cabdulqaadir Geylan oo kormeeray Meelaha ay ka socoto Biyo saarista Magaalada gaalkacyo. Read More »