admin

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka, iyo Guriyeynta Dowladda Puntland oo soo xidhay Tababarka Maamulka Dhulka loo dhan yahay.

Garowe, 26-08-2024: Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane Cabdulqaadir Shiikh Maxamuud oo soo xidhay Tababarka Maamulka Dhulka loo dhan yahay oo ka socday Hoolka Wasaaradda Hawlaha Guud ee Magaalada Garowe. Tababarkaan oo loo qabtay qaar ka mid ah injineeradda ka hawl gala Magaaliyinka Puntland ayaa diiradda saarayey sidii loo horumarin […]

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka, iyo Guriyeynta Dowladda Puntland oo soo xidhay Tababarka Maamulka Dhulka loo dhan yahay. Read More »

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynt Dowladda Puntland Mudane Cabdulqaadir Shiikh Maxamuud ayaa hoolka Wasaaradda Tababarka Maamulka Dhulka loo dhan yahay.

Garowe, 24-08-2024: Agaasimaha guud ee  Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane Cabdulqaadir Shiikh Maxamuud oo uu weheliyo Eng Maxamuud Xasan oo ka tirsan Masuuliyiinta Sare ee Hay’ada UN-HABITAT Ayaa hoolka Wasaaradda Hawlaha Guud ee Magaalada garowe ka daahfuray Tababarka Maamulka loo dhan yahay oo ay soo qaban qaabiyeen Injineeradda Wasaaradda waxaana loo qabtay

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynt Dowladda Puntland Mudane Cabdulqaadir Shiikh Maxamuud ayaa hoolka Wasaaradda Tababarka Maamulka Dhulka loo dhan yahay. Read More »

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guriyeynta Dowladda Puntland Mudane Farah Awad Jama oo Xafiiskii ku qabtay shir looga hadlaayo Dhismaha Waddada Isku xidha Deegaanka Yaka-Yaka iyo Degmada Shaxda ee Gobolka karkaar.

Garowe, 04-08-2024: Wasiirk Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane H.E Farah Awad Jama oo ay weheliyaan Wasiirka ku xigeenka Wasaaradda Cabdulqaadir Geylan iyo agaasimaha Guud Cabdulqaadir Sheekh Maxamuud ayaa kulan looga hadlaayo dhismaha Waddada isku xidha Deegaanka Yaka-Yaka iyo Degmada Shaxda la qaatay Wasiir Dowlaha Madaxtooyada Puntland, Guddoomiyaha Hay’adda Waddooyinka Puntland {PHA}iyo Qaar

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guriyeynta Dowladda Puntland Mudane Farah Awad Jama oo Xafiiskii ku qabtay shir looga hadlaayo Dhismaha Waddada Isku xidha Deegaanka Yaka-Yaka iyo Degmada Shaxda ee Gobolka karkaar. Read More »

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane Cabdulqaadir Geylan oo Booqday qaar ka mid ah  Dhaawacyada Beelihii Ood wadaagta ahaa ee Dirirtu ku dhexmartay Gobolka Mudug.

Galdogob, 29-06-2024:Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane Cabdulqaadir Geylan oo Booqday qaar ka mid ah Dhaawacyada Beelihii Ood wadaagta ahaa ee Dirirtu ku dhexmartay Gobolka Mudug.Booqasgadan waxaa wasiir ku xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud ku weheliyey Xildhibaano ka tirsan Dowladda Puntland, Wasiiro Maamulka Gobolka, kan Degmada iyo Masuuliyiin kale, waxaana ay

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane Cabdulqaadir Geylan oo Booqday qaar ka mid ah  Dhaawacyada Beelihii Ood wadaagta ahaa ee Dirirtu ku dhexmartay Gobolka Mudug. Read More »

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane Cabdulqaadir Geylan oo ka qayb galay shirka nabadayta Beelihii Dirirtu ku dhex martay waybo ka mid ah Gobolka Mudug.

Mudug, 28-06-2024: Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane Cabdulqaadir Geylan oo hawla shaqou jooga Gobolka Mudug ayaa ka qayb galay Shir Balaadhan ooxal xoogu raadiyo Beelihii walaalaha ahaa ee dirirtu ku dhexmartay Gobolka Mudug. Shirkaan waxaa wasiir ku xigeenka ku weheliyey Wasiiro, Xildhibaano, Maamuladda heer Gobol iyo Degmo ee Gobolka

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane Cabdulqaadir Geylan oo ka qayb galay shirka nabadayta Beelihii Dirirtu ku dhex martay waybo ka mid ah Gobolka Mudug. Read More »

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane H.E Farah Awad Jama oo dhagax dhigay Suuq weynaha Magaalada Badhan.

Badhan, 14-06-2024: Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane H.E Farah Awad Jama oo uu weheliyo Agaasimaha guud Cabdulqaadir Shiikh Maxamuud ayaa dhagax dhigay Suuq weyn oo ay yeelanayso Magaalada Badhan ee Xarunta Gobolka Sanaag. Waxaa sidoo kale dhagax dhigaan ku weheliyey Madaxa Hay’adda Islamic Relief, Isuduwaha Wasaaradda Hawlaha Guud ee Gobolka Sanaag,

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane H.E Farah Awad Jama oo dhagax dhigay Suuq weynaha Magaalada Badhan. Read More »