Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Gaadiidka iyo Guriyeynta Dowladda Puntland Mudane Farah Awad Jama oo kormeer shaqo ku tegay Deegaanka Ceel-daahir ee G. Bari.
Ceeldaahir, June 12, 2024: Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane H.E Farah Awad Jama oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cabdulqaadir Shiikh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Maamulka Degmada Carmo iyo Waxgaradka Deegaanka Ceeldaahir. Kulanka waxaa kale oo goobjoog ahaa Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga,Qaar ka mid Guddiga waddada Ceeldaahir iyo Masuuliyiin kale […]






