Wasaarada Hawlaha Guud Oo Soo Saartay Xeer Midaynaya Shirkadaha Dhismayaasha Puntland
Wasaaradda Hawlaha Guud Iyo Gaadiidka Dawlada Puntland ayaa Maanta Soo Gabagabaysay aqoon si weydaarsi Soconayay Mudo AFar Cisho. Tabarkaan oo ujeedkiisu ahaa Sidii Xeer Mideeya Shirkadaha Kahawlgala Puntland looga Samayn lahaa ayaa Waxa Lagu Qabtauy Xarunta Wasaaradda Hawlaha Guud Iyo Gaadiidka Wxaana ka Qeyb Galay wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Iyo Gaadiidka Puntland Mudane Cabdirashiid Maxamed […]
Wasaarada Hawlaha Guud Oo Soo Saartay Xeer Midaynaya Shirkadaha Dhismayaasha Puntland Read More »



