News

PUNTLAND OO SHURUUC U SAMAYSAY MAAREYNTA KHILAAFKA DHULKA IYO QORSHAHA MAGAALAYNTA

Wasaaradda howlaha guud iyo gaadiidka dowladda Puntland ayaa maanta soo gabagabaysay tababar 4 cisho u socday Agaasimayaasha waaxyaha howlaha guud ,Injineerada degmooyinka Garowe,Bosaso, Eyl, Banderbayla, Qardho, Jariiban, Gaalkacyo ,Injineero ka tirsan wasaaradda howlaha guud iyo Shirkadaha qandaraaslayda ee dhismaha. Kulankan ayaa intii uu socday lagu soo bandhigay siyaasad lagu hagayo xeer-nidaam,yada magaalooyinka Puntland Taas oo […]

PUNTLAND OO SHURUUC U SAMAYSAY MAAREYNTA KHILAAFKA DHULKA IYO QORSHAHA MAGAALAYNTA Read More »

WASAARADDA HOWLAHA GUUD OO TABA-BARAYSA INJINEERADA PUNTLAND.

Wasaaradda howlaha guud iyo gaadiidka dowladda Puntland ayaa maanta soo gabagabaysay tababar loo qabtay Ingineerada degmooyinka, howlawadeenada Dowladaha hoose Puntland iyo Agimahayaasha waaxaha heer degmo ee wasaarada Howlaha iyo Gadiidka. Tababarkaan oo ay maalgelinaysay hay’adda ILO ayaa lagu baranayey qaabka dowladdaha Hoose u maarayn lahaayeen qarashaadkooda, fulinta iyo dabagalka mashaariiicda degmooyinka  iyo qaabkii loo hirgelin

WASAARADDA HOWLAHA GUUD OO TABA-BARAYSA INJINEERADA PUNTLAND. Read More »

WASIIRKA WASAARADDA HAWLAHA GUUD,GAADIIDKA IYO GURYAYNTA OO XARIGA KA JARAY GURYO CASRIYA OO CAASIMADA GAROWE LAGA HIRGELIYEY

Waiirka wasaaradda Hawlaha Guud ,Gadiidka iyo Guryaynta  Puntland Cabdirashiid Maxamed Xirsi oo xariga ka jaray guryahan cusub oo lagu magacaabo  River site Villas ayaa uga mahadnaqay Engineer Saciid Shalmaan maalgelinta muuqata ee uu ku sameeyey Dalkiisa Hooyo, wuxuuna Wasiirku sheegay inuu Eng Shalmaan taariikhda Puntland baal-dahaba ka galay, isagoo dhanka kalena Muwaadiniinta Soomaaliyeed ugu baaqay

WASIIRKA WASAARADDA HAWLAHA GUUD,GAADIIDKA IYO GURYAYNTA OO XARIGA KA JARAY GURYO CASRIYA OO CAASIMADA GAROWE LAGA HIRGELIYEY Read More »

Madaxweynaha Puntland Dr. Gaas oo xariga ka jaray suuq weyn oo laga dhisey Gaalkacyo

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo Arbaca ah xarigga ka jaray suuq weyn oo laga hirgeliyey Xero dayax magaalada Gaalkacyo suuqaas oo ka kooban 17d hisme oo isu jira kow iyo toban bakhaar oo waaweyn oo midkiiba ku fadhiyo 8X10-mitir ,iyo lix hool ama firsho oo waaweyn kana kooban 15X24-mitir kuwaas

Madaxweynaha Puntland Dr. Gaas oo xariga ka jaray suuq weyn oo laga dhisey Gaalkacyo Read More »

Madaxweyne Gaas oo Gaalkacyo ka dhagax dhigay Xarunta madaxtooyada iyo xarumo Wasaaradaha Puntland qeybtood

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 30-8-2015 magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug ka dhagax dhigay  Xarunta Madaxtooyada Puntland , Wasaaradda Ganacsiga , Wasaaradda Howlaha guud iyo gaadiidka, Wasaaradda Beeraha , Bankiga dhexe ee Dawladda iyo taliskii hore ee booliska oo dib u habeyn lagu sameynayo. Dhagax dhiga

Madaxweyne Gaas oo Gaalkacyo ka dhagax dhigay Xarunta madaxtooyada iyo xarumo Wasaaradaha Puntland qeybtood Read More »

Puntland Oo Mamnoocday Iibinta Gaadiidka Dowladda ee Ciladooba.

Wasaarada howlaha guud iyo gaadiidka ee Puntland ayaa shaaca kaqaaday in guud ahaan aan la iibin karin gaadiidka dowladda ee ay ciladuhu soo gaaraan, waxaana tallaabadaasi ay sheegtay inay ku yaraynayso shaqaalaah lagusoo iibiyo gaadiidka wasaaradaha iyo Hay’adaha dowladda. Mudane Cabdirashiid Maxamed Xirsi wasiirka wasaarada howlaha guud iyo gaadiidka dhulka ee dowladda Puntland oo kahadlayey

Puntland Oo Mamnoocday Iibinta Gaadiidka Dowladda ee Ciladooba. Read More »