Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud Cabdulqadir Geylan oo ka qayb galay furitaanka Shirweynaha Nabadda Galbeedka Gobolka Mudug ee Beelaha Sacad iyo Leelkase.
Galkacyo, 28 April 2024: Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane Cabdulqadir Geylan ayaa ka galay furitaanka Shirweynaha Nabadda Galbeedka Gobolka Mudug ee Beelaha Sacad iyo Leelkase. Shirweynahaan ayaa waxaa ka qeyb galay Xildhibaano, Wasiiro ka tirsan Puntland iyo JFS, Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug, Maamulada Gobolka Mudug, Odayaasha dhaqanka Beelaha […]






